(Dhegayso) Waa sidee xaalada Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Suudaan oo ay ka socdaan dibad baxyada?

Dalka Suudaan oo uu ka dahacay  Afgambi Milatari ayaa waxaa ku nool oo wax ka barta Jaamacadaha dalkaasi arday farabadan oo u dhalatay dalka Soomaaliya.

Ardayda ayaa walaac xoogan ka muujinaya in dibadbaxyada ka socda dalkaasi oo lagu diidanyhay xukunka Milatariga uu saameen ku yeesho.

Maxamuud Xasan waxa uu kamid yahay ardayda wax ka barata Jaamacada ku yaal dalkaasi, waxa uu nooga warbixiyay xaalada Soomaalida ku nool dalkaasi Suudaan.

Dhegayso.

<