(Akhriso) Amaanka magaalada Muqdisho oo faraha ka baxay iyo Baarlamaanka oo ka doodaya

Amniga magaalada Muqdisho ayaa maalmihii udambeeyay waxa uu ahaa mid faraha ka baxay iyadoo Al-shabaab qaraxyo iyo dilal qorshaysan ay ka gaysteen gudaha magaalada .

Qaraxyadaasi ayaa waxaa ku dhintay dad farabadan oo shacab ah oo aan waxba galabsan.

Ciidamadii iyo saraakiishii loo xilsaaray amniga caasimada ayaa noqday kuwo fadhiid ah .

labadii sano ee uu xilka hayay  madaxweyne Farmaajo waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxyadii ugu waawaynaa oo  uu ugu horeeyay qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe oo ay ku dhintee dad ku dhaw ku qof.

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhigoodii 5-aad ee furmay waxa ay uga hadleen amnaaka caasimada,waxaana loo yeeray Wasiirada Gaashaandhiga, Amniga, iyo Taliyeyaasha ciidamada Milatariga iyo Booliska.

Halkan ka akhriso.

 

<