(VIDEO) Xiliga laqabanayo Bandiga wax soo saarka beeraha Puntland oo la shaaciyay

Gudoomiyaha beeralayda Puntland Cabdicasiis Garaad oo waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.co ayaa sheegay in 14ka bishan magaalada Garoowe lagu qaban doono bandhig beeralayda Puntland.

Waxa uu sheegay in ay beeralayda ay halkaasi ku soo bandhigi doonaan dhamaan dalagyada ka soo baxa beeraha Puntland.

Bandhiga ayaa waxaa ka soo qayb gali doona Wasiiro,Xildhibaano iyo madax kasocota Hay,adaha caalamiga ah.

Halkan ka daawo.

 

<