(VIDEO) Shacabka Suudaan oo ku adkaystay in ay sii joogi doonaan waddooyinka inta talada dalka lagu wareejinayo xukuumad Rayid ah

Dibad baxayaashada dala Suudaan ayaa ka horyimid baaqii ka soo yeeray saraakiishii Milatariga ee talada dalkaasi lawareegay  kadib banaanbax socday mudo lixmaalmood ah oo ugu dambayn xilka looga riday madaxweynihii dalkaasi Cumar Xasan Al-bashiir.

Shacabka ayaa dalbanaya in awooda dalkaasi gacanta loogaliyo xukuumad rayid ah.

Halkan kadaawo.

<