(VIDEO) Puntland oo go,aan adag ka soo saartay kiisaska kufsiga ah

Wasiirka wasaarada cadaalada ee dowladda Puntland Cabdiwali sheekh Xaamud  ayaa Hay,adaha baarista iyo maxkamada waxa uu ku amray  in ay dadajiyaan kiisaska kufsiga ah ee galdacwadeedkooda ay gacanta ku hayaan. si dadka dambiyadaasi galay  ciqaabtooda loogu qaado.

Halkan ka daawo.

<