(VIDEO) Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse biixi oo lakulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

 

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa waxa uu ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Donald Y. Yamamoto.

Kulankan ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo salka ku haya xidhiidhka dalalka Maraykanka iyo Somaliland, iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha iyo maalgashiga gobolada Soomaaliland.

Safiirka ayaa horay waxa uu madaxweynd Deni uu kula soo kulmay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Sawiri.

<