DEG-DEG: Dowladda Puntland oo gacanta ku dhigtay raggii ka dambeeyay kufsigii iyo dilkii ka dhacay Garowe

Dowladda Puntlad ayaa gacanta ku dhigtay dhagar qabayaashii ka dambeeyay kufsigii iyo dilkii loogu geystay Haweenay xaas ahayd oo ku noolayd magaalada Garowe.

Sarkaal katirsan laamaha amniga dowladda Puntland ayaa sheegay in lagu guulaystay in gacanta lagu dhigo illaa iyo 4 qof oo labo kamid ah ay qirteen inay falkaas ka dambeeyeen halka labo kalena uu baaritaan ku socdo.

Dhinaca kale,┬áCabdi Bidhaan oo ah sayga marxuunada ayaa isna dhankiisa xaqiijiyay in hay’addaha nabad gelyada ay ku guulaysteen in dhagar qabayaashaas gacanta lagu dhigo islamarkaana uu sugayo in la horkeenayo cadaalada.

Wixii faahfaahin ah kala socda Puntlandi

 

 

 

 

<