(VIDEO) Wasiirka arimaha gudaha Puntland Dhabancad“ Madhicidoonto in aan caqab ku noqono anagoo danaheena gaarka ah fiirsanayna gaarsiinta gargaarka Bani,aadanimo degmooyinka Puntland

Wasiirka wasaarada arimaga gudaha iyo Dimuqraadiyeenta Puntland Maxamaed C/raxmaan Dhaban Cad oo ka hadlay shirkii ansixinta baahiyaha kajira degmooyinka Caluula iyo Galdogob ayaa sheegay in xogahaasi laga soo uruuriyay ay aas aas unoqon doonto sidii wax looga qaban lahaa daruufaha ka jira degmooyinkaasi.

 

Wasiirka ayaa hoota ka xariiqay in Hay,adaha la shaqeeya wasaarada ay siin doonaan xoriyad ay wax kula qabtaan, dowladda iyagoo hubinaya in adeegyada labixiyay ay gaareenn dadkii loogu talagalay.

 

Waxa uu sheegay in qorshaha wasaarada ay tahay sidii loo daadajin lahaa maamulka dowladda siiba gole yaasha deegaanka ee degmooyinka.

Daawo.

<