(Dhegayso) Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shire“ Shaqaalo katirsan dowladda ayaan uxirnay arimo Musuq Maasuq

Wasiirka maaliyada Puntland Xasan Shire  Abgaal ayaa sheegay in shaqaale katirsan wasaarada ay u soo xireen arimo musuq maasuq.

Waxa auu sheegay in hadii uujiri jiray dhaqan ah in qof ku kacay fal musuq maasuq aan la soo xiri jirin in laga bilaabo maanta la hor keeni doono Maxkamada laguna fulindoono sharciga waxa uu qabo.

Waamarkii ugu horaysay oo wasiir katirsan Puntland uu sheego in shaqaale dowladdeed loo xeriyay wax is daba marin.
Dhegayso.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa yiri "shaqaalaha aanu ku qabanay Hanti lunsasho iyo isticmaalka waraaqo been abuur ah maxkamad ayaanu horgayn doonaa insha alaahhoos ka daawo baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Slået op af Wasaaradda Maaliyadda Puntland i Mandag den 8. april 2019

<