(Dhegayso) Wasaarada deegaanka Beeraha iyo Isbadalka cimilada ee Puntland oo soo bandhigtay barnaamij wax looga qabanayo xaalufka deegaanka

iayadoo laga duulayo sidii loo yarayn lahaa xaalufka deegaanka ayaa waxa ay wasaarada Deegaanka,Beeraha iyo isbadalka cimilada ee Puntland ay bilowday bixinta Burjikooyinka lagu karsado cuntada si loo yareeyo isticmaalka duxusha, waxaana  loo qaybiyay Burjikooyinkan barakacayaasha ku nool duleedka magaalada Garoowe.

Agaasimaha wasaarada Deegaanka,Beeraha iyo isbadalka cimilada ee Puntland Cabdicasiis Nuur Cilmi Koor ayaa sharaxa ahmiyada uu barnaamijkan u leeyahay ilaalinta deegaanka iyo ka hortaga xaalufka..

Dhegayso.

<