(Dhegayso) Madaxii kastamka degmada Qandala oo xabsiga loo taxaabay

Guddoomiyaha degmada Qandala ee gobolka bari Yuusuf Qaxiye Ciise oo waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in laxiray Madaxii kastamka degmada Qandala kadib markii lagu helay arimo musuq maasuq.

Waxa uu sheegay in ay tahay arintan howl utaala wasaarada Kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda Puntland .

Guddoomiayaha ayaa sheegay in dhawaan la dhisi doono golihii deegaanka ee degmada Qandala si mashaariicdii degmada loogu talagalay ay u hirgalaan.

Dhegayso.

<