(VIDEO) Madaxweyne Deni oo kormeer ku tagay wasaarada Maaliyada Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Korjoogteeyey Shaqada Wasaaradda Maaliyadda, Gaar ahaan Waaxda Dejinta Miisaaniyadda.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa korjoogteeyey shaqada Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe, gaar ahaan waaxda dejinta miisaaniyadd dowladda ee sanad laha ah.Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi (Abgaal) ayaa ka warbixiyey korjoogtaynta shaqo ee Madaxweynuhu ku tegey Wasaaradda.

SlÄet op af Puntland State House i Tirsdag den 19. marts 2019

<