
Ciidamada amniga ee DFS oo howlagalo ka sameeyay deegaanka Ceelasha biya ee duleedka magalaada Muqdisho ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen keedkii Hubka ee Al-shabaab, Qaraxyo iyo Miinooyin.
Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sakiya Xuseen ayaa Warbaahinta usharaxday weerardii lafashiliyay.