(Dhegayso) Dhul uu xoog kaga haystay Muuse Suudi waxgarad ka soo jeeda Puntland oo ay dowladdu amar ku soo rogtay

Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Nugaal  oo  Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in in guri ay kulayaaheen magaalada Muqdisho oo uu si xoog ah ku haystay Muuse Suudi Yalaxo oo katirsanaa hogaamiye kooxeedkii  Soomaaliya haatan katorsan Aqalka sare ayaa la sheegay in Guddoomiye Yariiso uu ku soo rogay Digrayto ay dowladdu kula wareegayso gurigaasi.

Odayaasha ayaa sheegay in gurigan dowalddii Soomaaliya ay bixisay 1965kii oo ay siisay muwaadin udhashay Puntland oo geeriyooday, laguna magacaabi jiray Maxamed Cali Dacar.

 

Dhegayso.

<