(VIDEO) Madaxweyne Deni “ Paul Anthony Fermosa mashaariic badan oo Puntland u soo socotay ayuu ka baajiyay

Boosaaso.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyey kulan uu la yeeshay bulshada magaalada Boosaaso.

Slået op af Puntland State House i Lørdag den 6. april 2019

<