(Dhegayso) Madaxweyne Deni “Waan ixtiraamaynaa heshiiskii DP World ee Dekedda Bosaso

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay hoolka Jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Bosaaso ayaa ka hadlay heshiiskii dekeda Bosaso iyo waxa ay dowladdiisu ka damacsantahay .
Madaxweynaha ayaa sheegay in ay dowladdu ixtiraamayso heshiiskii shirkada DP Worl maadaama xukuumadii hore ee xilka wareejisay ay nagu ixtimaareen xil wareejinta.
Dhegayso.
<