(VIDEO) Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiirada Puntland ee Bosaaso ka qabsoomay ?

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni  ayaa magaalada Bosaaso maanta ku shir gudoomiyay golaha Wasiirada dowladda Puntland.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay Amniga Bosaaso, Dhaqaalaha, Abaaraha, Dhismayaasha golaha deegaanka ee degmooyinka Puntland,waxaan lagu dhawaaqay in 11 bishan la isugu soo baxo roob doon.

Halkan ka daawo.

Shirka Golaha Xukuumadda oo Boosaso lagu qabtay.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo shir gudoomiyey shirka golaha xukumadda oo maanta markii ugu horaysey ka qabsoomay magaalada Boosaaso.Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Cawil Shiikh Xaamud ayaa ka warbixiyey waxyaabihii looga hadlay shirka.

Slået op af Puntland State House i Torsdag den 4. april 2019

<