(VIDEO) Madaxweynaha Puntland oo kulan ku la qaatay Bosaaso Ganacstada Puntland

ganacsatada ku dhaqan magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa kulan la qaatay ganacsatada gobolka Bari, gaar ahaan kuwa magaalada Boosaaso.Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi ayaa ka warbixiyey kulanka.

SlÄet op af Puntland State House i Onsdag den 3. april 2019

<