
Guddi isugu jira Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Galan ayaa maanta kormeer ku tagay xarumo ay ka midyihiin Taliska Qeybta Booliiska Gobolka Bari Taliska Ciidamada Asluubta, Xarunta ciidamada Taraafikada, Kaantaroolka Bosaaso, Dekadda, Iyo Banigaga.
Wasiirka ayaa dhamaan goobahaasi uu kormeerka ku tagay waxa uu ka xogwaraystay mas,uuliyiintii gacanta ku hayay .
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in dhawaan ay bilaabi doonto tirakoobka ciidamada Puntland.
Sawiiro.