(Dhegayso) Taariikhda Ceelka Biyaha ee gobolka Sanaag, dagaaladii ku dhexmaray Sayidka iyo Garaad Maxamuud Cali Shire

Taariikhdu waxa ay ahayd sanadkii 1917kii,waxa uu dagaalkan uu dhexmaray  sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo Garaad Maxamuud Cali Shire oo kamid ahaa saldanooyinkii ka talinjiray gobolka Sanaag  xiligii gumaystaha  Ingiriiska.

Dagaalkan ayaa dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawacba lahaa  waxaan lakala qabsaday gaadiid iyo saldhigyo ciidan.

Haddaba Xasan Maxamed Cabdi (Oday) oo waayo badan  usoo joogay ayaa ka waramaya taariikhda dagaaladaasi oo suugaan kalle duwan laga laga sameeyay.

 

<