
Duqayn diyaardeed oo ka dhacday deegaano ka tirsan Jubbada Dhexe ayaa waxaa lagu dilay saraakiil ka tirsan Argagixisada A-shabaab ee ku dhuumaalaysana gobolkaasi.
Ciidamada Jubaland oo kaashanaya ciidamada Mareykanka ayaa weerar ku qaaday saldhig Shabaabku ay ku lahaayeen degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe .
Afhayeenka wasaarada amniga ee maamulka Jubaland ayaa ka warbixinaya howlgalkan iyo sida uu udhacay.
Dhegayso.