(VIEDO) Sare ukac kuyimid qiimaha kaluunka ee suuqa Bosaaso

Qiimaha kaluunka ayaa sare ukacay suuqa Bosaaso wixii ka dambeeyay markii kaluumaysatada laga saaray suuqii hore ee ay ku shaqaysan jireen.

Xabada kauunka ayaa suuqa Bosaaso waxa ay ka maraysay maanta 1 malyan oo shilinka Soomaaliga ah, halka markii hore lakala siisan jiray 200 oo kun oo shilin.

 

Kaluumaysatada ayaa sheegtay in sare ukaca qiimaha kaluunka ay sabab utahay dowladda oo  ka rartay suuqii hore iyo dabaylo xoogan oo badaka ka dhacaya.

Dhegayso.

 

<