(Dhegayso) Waraysi: Wasiirka Cadaalada Puntland oo Puntlandi.com uga waramay kiisaskii kufsiga ee ka dhacay Puntland

Wasiirka cadaalada arrimaha diinta iyo dhaqan celinta dowladda Puntland  Cawil Sheekh Xaamud oo warasi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in xalka ugu wanaagsan ee kufsiga lagu joojinkaro ay tahay in laciqaabo dadka falkaasi ku kaca.

 

Puntland ayaa waxaa ka dhacay maalmihii udambeeyay ilaa iyo sadax kufi oo loogaystay gabdho da,dooda ay ka hoosayso 15sano.

Sadaxdan kufsi ayaa waxa ay ka kala dhaceen magaalooyinka Burtinle, Gaalkacyo iyo Garoowe.

Dhegayso.

 

<