Breaking News– Wasiirkii Xigeenkii Shaqaalaha oo warar sheegayaan inuu ku geeriyooday weerarka

Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa Wasiir Xigeenkii wasaarada Shaqaalaha isla markaasna Xildhibaan ahaa ayaa la xaqiijiyey inuu ka mid ahaa Dadkii ku dhintey Weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Wasaaradiisa.

Wasiir xigeenka ayaa kamid ahaa Dadkii u horeeyey ee Weerarka ku dhintay, khasaare xoogan ayaa guud ahaan ka jira Weeraro fhowra oo meelo kala gadisan lagu qaadey Gudaha Muqdisho

Puntlandi.com

<