(Dhegayso) Shuruudaha looga baahan yahay xubnaha ka mid noqonaya golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo oo la shaaciyay.

Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiqaadi Xuseen Nuur Dirir ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo waxa uu ka sheegay sharuudaha looga baahan yahay xubnaha ka mid noqonaya golaha deegaanka ee degmada Gaalakcyo.

Wasaarad arinaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa odayaasha dhanka waxa ay fartay in sid deg deg ah ay u soo xulaan liiska uga mid noqonaya golaha deegaanka  iyadoo la cuskanay sharciga labar todoba.

Dhegayso.

<