
Haweenka ku dhaqan gobolka Sanaag ayaa maanta deeq isugu jirta Daawo, Dhar iyo Raashinba waxa ay gaarsiiyeen ciidamada Puntland ee ku jira jiida hore ee difaaca gobolka Sanaag.
Gudoomiyaha haweenka gobolka Sanaag ayaa sheegeen in deeqdan ay ugarteen ciidamada maadaama ay difaacayaan dalkooda iyo dadkooda.
Waa deeqdii ugu horaysay oo ka timaada haweenka ku nool gobolkaasi.
Dhegayso.