(Dhegayso) Degmada Buursaalax oo laga hirgaliyay mashaarcii hor umarineed

Degmada Buursaala ee gobolka Mudug waxaa laga hirgaliyay oo dhimaheeda la bilaabay waddo laami ah oo dherer keedu uu yahay 2kmtr.

Hirgalinta dhismaha waddadan oo mudo qaadatay ayaa maanta waxaa suurta gashay in dhismaheeda la bilaabo, waxaana iska kaashanaya dowladda iyo shacabka degmada Buursaalax.

Madaxwenaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa balan qaaday in mudada uu xilka hayo Puntland uu gaarsiin doono meel ka wanaagsan halka ay taagan tahay.

 

Halkan ka dhegayso.

<