(Dhegayso) 5 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalada Bosaaso

Deegaanka Laag ee duleedka magaalada Bosaaso maanta oo jimce ah  waxaa ka dhacay shil gaari oo sababay dhimashada 5qof iyo dhaawaca todoba qof oo kale .

Ardaydan ayaa ahaa ku sanadkan ka qalin jabin rabay dugsiga sare ee Xaaji Yaasiin Bosaaso.

Shilkan ayaa yimid xili Ardayda  udamaashaad tageen deegaanka Laag  ee duleedka magaaalada Bosaaso.

Dhaawaca iyo meedadka ardayda ayaa waxaa la keenay Isbitaalka wayn ee magaalada Bosaaso,waxaana Isbitaalka soo buux dhaafiyay ehelada dhalainyaradii ku dhintay shilkan.

Halkan ka dhegayso.

<