Madaxweyne Dani oo Madaxtooyada ku casumay Waalidkii Caasho Ilyaas

Wali xukun rasmi ah laguma ridin Dadkii ka dambeeyey Faraxumayntii iyo Dilkii Gaalkacyo loogu geystay Caasho Ilyaas.

Madaxweynaha Puntland Saciid Dani oo dhowr jeer ka hadlay cambaareeyayna Dilka Gabadhaan yar ayaa maanta wuxuu Madaxtooyada ku casumay Gabadha Aabeheed Ilyaas Aaden Qarjab oo ay weheliyaan xubno kale oo ka tirsan Qoyska Gabadha.

Ilyaas ayaa Madaxweynaha uga mahad celiyry Cadumaada.

Kioska Gabadhaan waxaa u xiran dhalinyaro dhowra, walina wax cad kama soo bixin maxkamada kiiska Gacanta ku jeysa ee Magaalada Gaalkacyo.

Garyaqaano iyo shacabka la hadlay Puntlandi ayaa sheegay in Kiiska caasho uu tusaale u noqon doono mustaqbalka Gabdhaha Soomaaliyeed, waxayna soo afjari kartaa in Dhalinyaro dambe aysan ku dhiiran falnoocaanoo kale ah,

????????????????????????????????????

<