Madaxweyne Dani oo booqdey Wasaarada Maaliyada

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa booqasho ku tagay Wasaarada Maaliyada ee Æuntland.

Booqashada ayaa ahaud u nuur galid iyo Barasho la xiriirta qaabka wasaarada qaybteeda Miisaaniyad Dajinta ay u shaqayso.

Wuxuuna halkaas kula kulmay Shaqaalaha Iyo Wasiirka Maaliyada.

<