3 ayaa fhimatay kadib markii nin Turki ah uu rasaas oooda uga qaaday Dad rayida Dalka Holland

Falkaan ayaa saaka wuxuu ka dhacay Magaalada Ultich ee Dalka Holland, dhimashadu waa 3 dhaawucuna waa 7 qof.

Nin Turki ah ayaa Rasaas ku furay xarun Tareemada dusha mara.

Bileyska ayaa durba shaaciyey sawirka iyo magaca ninka weerarka geystay kasoo lagu magacaabo Gökmen Tanis, waa dhowr iyo labaatan jir u dhashay Turkiga.

Ilaa hada macada sababta uu weerarka u qaaday ninkaan ooay hada Bileysku gacanta ku hayaan.

Soomaali badan ayaa degan Magaalada weerarkaan ka dhacay mana jiraan Soomaali ku waxyeelowday weerarkaan waxaa sidaas noo cadeeyay Axmed Muuse oo ku sugan Magaalada Amstardam ee Caasimada Holland.

Puntlandi.com

<