(Sawirro) Madaxweyne Geele oo sitoos ah maanta xariga uga jaray Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo safar ku jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa uu si toos ah u daah furay Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya.

Daahfurka Safaarada ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxweyne Farmaajo, xubno katirsan labada gole ee dowladda iyo madax ka socday beesha caalamka.

Sawiro.