(Dhegayso) Saameen intee la,eg ayay wareejinta duulimaadyadii Bosaaso ee garoowe ku yeelankartaa magaalada Bosaaso

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso oo ay dhismihiisu  maal galisay Shirkada laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa waxa ay wasaarada duulista hawada Puntland  sheegtay in duulimaadyadii caalamiga ahaa ee garoonkaasi loo wareejin doono magaalada Gaoowe ee caasimada Puntland .

 

Garoonkan ayaa waxaa la dhisay xiliguu gumaystihii Talyaaniga ee Soomaaliya,kaas oo shantii sano ee la soo dhaafay si caalami ah ay udhistay dowladdii uu hogaaminayay madaxweyne Cabdiwali Cali Gaas ,waxaan xariga ka jaray sanadkii 216 kii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud .

 

Hadaba saameen intee la,eg ayay  Bosaaso ku keeni kartaa duulimaadyadii garoonka Bosaaso ee loo wareejinayo magaalada Garoowe ? su,aalahaas iyo kuwo kale waxa uu Puntlandi.com uu hor dhigay Wasiirkii hore ee Dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Cabdilaahi Jaamac Saalax.