Booliska Ottawa oo si layaableh u muujiyey dareenkooda weerarkii Newzealand

John Gibbons oo ka tirsan Booliska Ottawa ee Dalka Canada ayaa booæqasho degdega ugu tagay qaybo kamid ah Muslimiinta Magaalada si uu ula qaybsado Murugada Dadkii lagu Xasuuqay Salaadii Jamcada Dalka Newzealand.

Sargaalkaan Booliska ah wuxuu muujiyey inuusan aqbali karin in Bulshada lakala saaro Midibkasta iyo Diinkasta oo ay heystaan, Wuxuu sheegay isagoo kor u haya Wiil Soomaali Canadian ah fhexdana uga jira koox Soomaali Canadian ah ” Cidna kama ogolaanayo iney inakala qaybiyaan ama inoo muujiyaan nacayb ku salaysan Diin ama Midab.