(VIDEO) Amaanka Bosaaso oo aad loo adkeeyay

Magaalada Bosaaso oo ah xarunta ganacsiga ee dowladda Puntland ayaa amnigeeda aad loo adkeeyay waxaana adag in aad si fudud uga soo gudubto kaantaroolka magaalada Bosaaaso laga soo galo.

 

Jimcihii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii Masjid ku yaala magaalada Bosaaso lagu dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo kamid ahaa Isimada Puntland .

Halkan ka daawo .

Sidee loo baara gaadiidka kasoo galaya kantaroolka magalada boosasoWaakan col..maxamud maxamed ahmed oo warbixin ka bixinaya

SlÄet op af Taliska Ciidanka Booliska Puntland i Torsdag den 14. marts 2019