Ugu yaraan 40 ayaa ku dhintay weerarkii Argagixiso ee lagu qaadey Masjid ku yaal Newzealand

Uguyaraan 40 qof ayaa la xaqiijiyey iney ku geeriyoodeen Weerar ay kooxo xagjir ah ku qaadeen Masjid lagu tukanayay salaadii jamce maanta Dalka Newzealand.

Ilaa hada waxaa nsloo xaqiijiyey afar Soomaali ah oo mid yahay ilmo 7 jir ah.

* Bilayska ayaa xaqiibiyey dhimashada 40 qof, Gabi ahaan goobaha la weerarar Dadka ag degan waxaa loogu baaqay ineysan kasoo bixin guryaha.

*4 nin oo cadaanka cunsuriga ah ayaa Bileysku qabteen.

*Linwood waxaa ku dhintay 10, halka Masjidka ku yaal Hagley Park ay ku dhinteen 30,waana masjidkaan meesha Soomaalidu ay ku badnaayeen, 4 Soomaali ah ayaa ilaa hada naloo xaqiijiyey

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com