(Dhegayso) Waraysi: Afhayeenka Isimada Puntland oo ka hadlay duulaanka Soomaaliland ee gobolka Sanaag

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegay in raga horkacaya malayshiyaadka Soomaalidiika ah ee ka soo jeeda beesha Warsangali ay yihiin kuwo ushaqo tagay Soomaaliland oo aan matalin shacabka degan gobolka Sanaag.

 

Garaadka ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in ay shacabka hor kacdo oo ay difaacdaan goboladooda.

Dhegayso.