(Dhegayso) Muxuu yahay farqiga udhexeeyay Xukunkii Maxkamda darajada 1-aad ee gobolka Mudug iyo kii dilka ahaa ee ay riday Maxkamada gobolka Nugaal?

Maxkamada darajada 1-aad ee gobolka Mudug ayaa xukun xarig iyo ciqaab isugujira waxa ay ku riday sadax dhalinyaro ah oo ku eedeesnaa kiis kufsi ah.

 

Dhalinyarada ayaa waxaa lagu xukumay 20 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageen oo dhan 25kun oo doolarka mareykanka ah.

Waxaa xusidi mudan in Maxkamad ku taala magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ay xukun dil ah ku riday dhalinyaro sidan oo kale lagu helay fal kufsi ah, Su,aashu waxa ay tahay maxay ku kala duwan yihiin labadan xukun? muxuuse yahay sharciga loo cuskadan kiiskii kufsiga ahaa ee ay qaaday Maxkamada darajada 1-aad ee gobolka Mudug ?   ?  si aan arimaahsi dadka kuxiran warsidaha Puntlandi.com ugu iftiimino ayaa waxaan waraysanay Gudoomiye kuxigeenka Maxkamada darajada 1-aad ee gobolka Mudug Bashiir Sheekh Cumar.

Halkan ka dhegayso.