(Dhegayso) Dhoobo-Daarood“ Joogitaanka Puntland Korneel Caare Madaxweyne Deni waa in uu siyaasad cad ka qaataa ”

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo ayaa sheegay in joogitaanka deegaanada Puntland ee Korneel Caare  ay tahay mid u muuqata in aysan dowladda  Puntland  siyaasada cad ka lahayn.

 

Waxa uu sheegay in ujeedka Ninkan uu yahay sidii Soomaaliland uu ugu qaban lahaa gobolada Puntland.

 

Dhegayso.