Daawo, Akhriso wararkii ugu dambeeyey ee weerarkii Masjidyada ku yaal Newzealand

Dhimashada rasmiga ah ee ka dhalatay weerarkii maanta lagu qaadey laba Masjid oo ku yaal Magaalada Christchurch ee Dalka Newzealand xili laguda galayay Salaadii Jamce.

Dhimashada rasmiga ah waa 4p Qof oo 4 Soomaali tahay, 28 waa dhawac ay sadex soomaali tahay, waa wararka ugu dambeyey ee naloo xaqiijiyey.

Ddk dhawaca ah waxay isugu jiraan 9 dhawac halisa soo gaaray iyo inta kale oo dhawac fudud ah.

Muslimiinta Newzealand ayaa gabi ahaan ka argagaxay weerarka Argagixisada ah ee lala beegsadey Labadaan masjid, guud ahaan Dalka Newzealand waxaa lagaliyey xaalad argagaxnimo ah ayuu yiri sargaal ka tirsan Bimeyska.

Weerarka waxaa u xiran ilaa hada 3 qof oo mid kamid ah yhay Australian kasoo loo badinayo inuu yahay maskaxdii weerarkaan ka dambeysy ahna ninka Dadka badan maayey.

Yaasmin Cali oo kamid ah Bulashada soomaaliyeed ee Magaalada Christchurch oo la hadashay Saxaafada Dalkaas ayaa tilmaam ka bixisay weerarka.

Hoos ka daawo