4 Soomaali ah oo ku dhintay weerar Argagixiso oo kooxo xagjir ah nu qaadeen Masjid Dalka Newzealand

Weerar argagixiso koo kooxaha cadaanka ah ee Xagjirka ah ay ku qaadeen Masjid Salaadii jamce lagu tukanayay Dalka Newxealabd ayaa la xaqiijiyey in afar Soomaali ah ay ku jiraan Dadka Geeriyooday.

Laba masjid ayaa la weearar waxaana weeraray koox xagjir ah oo ku hubaysan qoryaha darandooriga u dhaca,kuwasoo rasaas ooda uga qaadey Masjidyada oo ku yaal Magaalada Christchurch.

Bilaysku waxay sheegeen iney qabteen afar nin oo looga shakisan yahay iney weerarka fuliyeen.

Mike Bush oo ah Taliyaha Bilayska xaafada weerarku ka dhacay ayaa xaqiijiyey in afar qof loo xiray weerarka.

Waroye Madaxbanaan oo la hadlay Puntlandi oo ku sugan Goobta weerarku ka dhacay ayaa faahfaahin noosoo diraya dhowaan.

Puntlandi.com
Newzealand.