(Dhegayso) Shirka Jihaynta Siyaasada Puntland ee Garoowe ka socda iyo Ahmiyada uu Puntland uleeyahay 5ta sano ee soo socota

Wasiirka qorshaynta dowladda Puntland Cabdi Qafaar Xaange oo waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa kawarbixiyay ajandaha shirka jihaynta siyaasada dowladda Puntland ee 5ta sano ee soo socota.

 

Wasiirka ayaa sheegay in xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Siciid Candilaahi Deni qorshaha udagsan uu yahay in 5ta sano ee soo socota Puntland lagaarsiiyo horumar dhinayo badan taabanaya sida Dhaqaalaha, Amniga, Waxbarasahada, Shaqo abuurka dhalinyarada, Caafimaadka, iyo gaarsiinta nidaamka xisbiyada.

 

Shirkan ayaa galay maalintii sadaxaad,waxaan goob joog ka ah madaxweyne Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash.

Dhegayso.