(Dhegayso) Puntland oo wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano isugujira udirtay gobolka Sanaag

Dowladda Puntland iyadoo ka jawaabaysa daan daanisaga malayshiyaadka Muuse Biixi ee laga maamulo magaalada Hargaisa ku soo duulay qaybo kamid ah gobolka Sanaag, ayaa waxa ay Puntland gobolkaasi udirtay  wafdi isugujira Wasiiro ,Xidhibaano, iyo Saraakiil ciidan.

 

Deegaanka Yube ee gobolka Sanaag oo ay malayshiyaadka Hargaysa ay yimaadeen waxa ay degmada Badhan ujirtaa 65kmtr.

Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarx oo ah Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag ayaa Puntlandi.com uga waramay ujeedaha wafdigan iyo howlaha ay qorsheenayaan.

 

 

Dhegayso.