(Dhegayso) Korneel Caare“ Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliland markaad Wasargali wax uqabato ayaan kula hadlayaa ”

Korneel Caare  oo Garoowe shir jaraaid ku qabtay ayaa waxa uu wacad ku maray in lixda in Fasal Cabdi Bootaan oo ah gudoomiyaha degmada Ceerigaabo iyo tuulooyinka uu kataliyo  uu ka qarxi doono dagaalka.

Waxa uu sheegay in wasiirka Gaashaandhiga maamulka Hargaisa uu gacanta ku dhigay dabadeedan uu iska sii daayay isagoo tixgalinaayay beesha Wasrsangali.

 

Waxa uu sheegay in Ninka soo weeraray deegaanka Yube uu soo diray wasiirkii Gaashaandhiga oo uu siidaayay .

Korneelka ayaa  waxa uu sheegay in aysan jirin wax Isaaq la dhaho ,dadka dagan gobolada waqooyina ay yihiin dad Soomaliyeed oo taageersan calanka baluuga ah ee Soomaaliya.

Dhegayso.