(Dhegayso) 11jir Guur lagu qasbay oo Maxkamad ku taala laascaanood ay ka furtay Ninkii qabay

Maxkamada  racfaanka ee degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta u fariisatay dacwada kiis la xiriiray gabar 11 jir ahayd oo si qasab ah Nin loogu guuriyay,

 

Maxkamada ayaa sheegtay in gabadha markii Ninkan loo guuriyay ay jirtay 11 sano, balse haatan da,deeda ayaa waxa ay agartay 14 sano wuxuuna qabaya ninkan mudo 2 sano ah.

 

Waalidiinta dhalay ganadhan ayaa soo dhaweeyay  go,aanka Maxkamada ay gaartay maanta.

Halkan ka dhegayso Guddoomiyaha Maxkamada .