Burtinle: Guddiga dhismaha Waddada bartamaha magaalada oo lagu wareejiyay 5000 oo doolar

Shirkada  Biyaha Mahiigaan  ayaa maanta  Gudiga dhismaha waddada dhexmarta bartamaha magaalada Burtinle  waxa ay ku wareejiyeen lacag dhan cadadkeeda 5000 oo doolar.

 

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb gakay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, maamulka degmada iyo Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Burtinle.

 

Waddadan ayaa dhawaan waxaa dhegax dhigay oo booqday wafdi uu hogaaminayay  Wasiirka arimaha gudaha ee dowladda Puntland.

Sawirio.