Madaxweyne Deni “Reer Puntland dulqaadkii waa ka dhamaaday maamulka Hargeysa wuxuu heli doonaa wuxuu naga raadinayo”,

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka hadlay malayshiyaadkii shalay qabsaday deegaanka Yube ee gobolka Sanaag.

 

Madaxweyn aha ayaa waxa uu sheegay in shacabka Puntland uu ka dhamaaday dulqaadkii ayna u diyaar garoobaan difaaca dalkooda.

 

Dhegayso.