(Dhegayso) Garoowe oo lagu qabtay kulan ku saabsanaa la socodka dhaq-dhaqaaqa la dagaalanka nafaqa daradda Puntland

????????????????????????????????????

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa maanta magaalada Garoowe waxa uu uga  qayb galay kulan looga tashanayey la socodka dhaq-dhaqaaqa la dagaalanka nafaqa daradda Puntland oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland .