4 Soomaali ah ayaa kamida dadka ku geeriyooday Diyaaradii Ethopian Airline ee Burburtay, akhriso Wadamada ay ka kala yimaadeen

Sida Puntlandi.com loo xaqiijiyay Dadka saaraa Diyaaradii saaka ku burburtay Itoobiya oo ay ku geeriyoodeen 149 qof iyo 8 shaqaalava Diyaarada ah. Dadka saaraa Diyaarada waxaa kamid ahaa 4 qof oo Soomaali ah oo sadex ay wateen Basaboor aan Soomaali ahayn.

Hal qof oo Jabuutiyaan ah ayaa kamid ahaa rakaabka.

32 qof oo Kenya ah ayaa iyana ka mid ahaa dadka ku geeriyooday Shilkaan.
Hooska ka akhriso Dadka
Saaraa Diyaarada Wadamda ay ka yimadeen.
Dhamaan dadkii saraa diyaarada waa geeriyoodeen.

32 Kenyan
9 Ethiopian
China 8
Djibouti1
Masar 6
Spanje2
France 7
Indonesia 1
India 4
Ierland 1
Italië 8
Maroko 2
Mozambique 1
Polen 2,
Ruush 3
Rwanda 1
Saudi-Arabia 1
Suudan 1
Soomaaliya 1
Seerbiya 1
Slavakia 4
Sweden3
Togo1 1
USA 8
Yemen 1
Nepal 1
Nigeria 1

Sadex wadan oo kale ayaa dad ka saaraayeen oo aan wali naloo xaqiijin.

Sources Ethopian Airline