Tariikh Nololeedkii Suldaan Bashiir Muuse Koonte.

Tariikh nololeedkii Suldaan Bashiir Muuse Koonte.

Allaha u naxariistee 1966dii wuxuu ku dhashay degmada Ufeyn ee gobolka Bari.

Dugsiga hoose/dhexe wuxuu ku dhameeyey iskuulka hoose Dhexe Ufeyn.

Dugsiga sare wuxuu ku dhameeyey magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar.

Wuxuu noqday ganacsade sanadihii 1992dii ilaa 2005tii.

2006kii waxaa loo doortay Isinka Cumar Cali.Saleeban Majeerteen.

Suldaanka waxa uu kaalin laxaadle uu ka qaatay doorkii lagu dhex dhaxaadinayay Musharaxiintii Puntland u tartamaysay iyo madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Gaas.

8dii March 2019 waxaa gacan ka xaq darrani ku dishay masaajid gudihiisa koox hubaysan .
Inaa lilaah wa inaa Ilaahi Raajicuun Ilaah Haa Uu Naxaristo Suldaanka oo maanta lagu aasay magaalada Bosaaso .